Quantcast
Channel: Faallooyinka – Marqaan News Agency
Browsing all 70 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO VIDEO:Madaxweyne farmaajo Soodhaweyn Cajiib Loogu Sameyey Ivory Cost.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kaga qayb galaya magaalada Abidjan ee dalka Ivory Coast shirka 5aad ee madasha iskaashiga waddamada Midowga...

View Article



Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG DAAWO:-Mukhtaar Roobow Oo Xil mihiina Dawlada Somaliya u magcowday...

HALKAN RIIX OO DAAWO VIDEO-GA 

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO VIDEO:Warkii Ugu Danbeeyey Heshiis Galmudug Iyo Ahlusuna Wada Hadaladi...

Wararka laga helay Dalka jabuuti Ayaa sheegaya inuu jiro isku dhawaansho galmudug iyo Ahlusuna,kadib markii ahlusuna ka Tanaasuleen qodobada ay ka mid yahiin inuu maamulka galmudug  ku biiraan awooda...

View Article

TOP+DHAGEYSO: Ku dhawaad 70-Xildhibaan oo MD Waare Jowhar ugu shiray &...

Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle ayaa saxiiay Mooshin ka dhan Golaha Wasiirada cusub ee Hirshabeelle, kuwaasi oo Todobaadkan uu magaacaabay Madaxweynaha Hirshabeelle. Xildhibaano tiro...

View Article

WAR CUSUB: Mukhtaar Roobow oo Baydhabo ku wajahan & Shariif Xasan oo loo...

Wadaadka Sheekh Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo ku sugan degaanada Koonfur Galbeed gaar ahaan magaalada Xudur ayaa wuxuu halkaasi kulamo kula qaadanayaa saraakiisha Ciidamada Dowladda iyo kuwa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddoomiye Cawad oo Nairobi kula kulmay Hoggaamiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka...

Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahad Cabdalla Cawad, ayaa magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya kula kulmay hoggaamiyaha aqlabiyada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO; Guddiga Baarlamaanka u qaabilsan Garsoorka oo Arin Cabsi leh ku soo...

Guddiga Baarlamaanka federaalka Soomaaliya u qabilsan dhinaca Garsoorka ayaa kormeer howled waxa ay ku atgeen Xbsiga dhexe ee Xmr halkas oo ay ku jiraan Maxaabiis farabadan. Taliyaha Ciidanka Asluubta...

View Article

TOP+DHAGEYSO; Puntland oo Fariin muhiim ah u dirtay RW Kheyre & MD Farmaajo...

Shalay ayay aheyd markii Maamulka Puntland uu dowladda Soomaaliya ku wareejiyay ilaa 400 oo Askari kuwaas oo hadda kadib ka mid noqon doona Ciidamada Dowladda Soomaaliya. Ciidamadaan oo ah kuwa...

View Article


Wararkii ugu danbeeyay dagaal culus oo dhexmaray Al-Shabaab & Ciidamada...

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal culus oo Ciidamada Al-Shabaab iyo kuwa Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ku dhex maray  tuulooyin hoostaga degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO VEDIO: Aqooyahan Diinaari oo Tooska ka daba qaatay RW Kheyre & MD...

Aqooyahan Diinaar oo marti ku ahaa Barnaamij ka baxa Tv-ga Somali cable ayaa ka hadlay hab dhaqanka iyo siyaasadda madaxda Qaranka Dowladda Soomaaliya. Aqoonyahan Diinaari ayaa sheegay in dhaqanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO VEDIO: Dadka Cudurka Halista ee Aids-ka oo ku sii kordhaya P/land+(WAR...

C/qaadir Maxamed Axmed Agaasimaha la dagaalanka Aids-ka Puntland ayaa sheegay in ay kordheen dadka qaba cudurka Aids-ka degaanada maamulka Puntland. Waxaa uu sheegay in Saddexdii Sano ee lasoo dhaafay...

View Article

Guddiga Miisaaniyadda golaha Shacabka oo la tashanaya Shacabka

Guddiga Miisaaniyadda , Maaliyadda iyo qorsheynta ee golaha Shacabka ayaa Maanta Magaalada Muqdisho ku qabanaya Kulan dhageysi dadweyne ah. Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay qeybaha kala duwan ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

XOG+DAAWO: 5-Arin oo Muhiim ay tahay inaad ka ogaato sababta Abuu Mansuur u...

Sheikh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo shalay gaaray magaalada Baydhabo ayaa la soo sheegayaa in halkaasi kulan kula leeyahay madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRO: Madaxweyne Axmed Madoobe oo Qorshe Cajiib ah u soo gaaray Muqdisho

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya. Wafdiga Madaxweynaha ayaa ka koobna labada gole iyo Masuuliyiin...

View Article

WAR CUSUB; Baaritaan xoogan oo ka socda Muqdisho & Arin Qatar oo la arkay

Ciidamada dowladda ayaa wadooyinka Magaalada Muqdisho, waxa ay ka wadaan hawlgal baaritaan gaadiidka ah, iyadoo la dareemaayo feejignaan dhanka ammaanka ah. Wadada dheer ee Maka Al-Mukarama ayaa waxaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRO: Madaxweyne Farmaajo Oo Ku Soo Laabtay Magaalada Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kaddib ka qeybgalkii caleema-saarka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DHAGEYSO+SAWIRO: Xukuumadda Soomaaliya Oo Muqdisho Ka Furtay Shirka Madashada...

Madashada Maamulka Guud ee Hey’adaha Dowlada oo sanadla ah ayaa waxaa looga gonleeyahay isku xerka Hey’adaha kala duwan ee Heer Federal iyo Heer Dowlad Goboleed Sabtidii maanta ayaana laga daah-furay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

XOG XAQIIQ AH: Hogaamiyaha Al-Shabaab iyo Ciidamo la socda oo maanta lagu...

Hogaamiyaha Guud ee Al-Shabaab Axmed Diiriye Abuu-Cubeyda iyo Boqolaal ka mid ah Ciidanka Al-Shabaab ayaa maanta lagu arkay deegaano ku yaalo duleedka magaalada Garbahaarey ee xarunta Gobalka Gedo sida...

View Article

Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Gedo Oo Lagu Arkayo Diyaarado Dagaal Oo Joog...

Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in diyaarado dagaal oo joog hoose ku socda ay dul heehaabayaan deegaanno kamid ah gobolkaasi, iyadoo dadka ku dhaqan deegaannadaasina ay cabsi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO VEDIO: Srael ama Yuhuuda oo la ogaaday iney Maamusho Daacish iyo...

Sirtii ugu weyneyd ayaa ka fakatay Yuhuuda taas oo ah shirqool ay yuhuudo ugu talagashay iney lagu burburiyo Wadamada Islaamka islamarkaana umadda lagu nacsiiyo Diinta Islaamka. Sirtan waxey banaanka...

View Article
Browsing all 70 articles
Browse latest View live